
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanku waxa uu sheegay in hogaamiyeyaasha Jordan iyo Israa’iil ay ku raaceen talaabooyin hoos loogu dhigayo, xiisadaha ka dhex taagan Israa’iil iyo Falastiin ee ku aadan Qudus.
John Kerry ayaa hadalkaasi sheegay kaddib Markii uu la kulkmay Boqorka Cabdallaha labaad ee Urdun iyo Rai’sal wasaraaha Israa’iil
Muran kadhashay dadku in ay awood u yeeshaan in ay ku cibaadaystaan dhismaha Al-Xaraam Al-shariif oo ah qaybta ugu barakada badan Qudus, ayaa sababtay daganaansho la’aan labadii todobaad ee u dambaysay.
Be the first to comment