Home Wararka Caalamka 16-qof oo ku dhimatay Dalka Mareykanka oo Duufaanta Christmas-ka ay ku dhufatay

16-qof oo ku dhimatay Dalka Mareykanka oo Duufaanta Christmas-ka ay ku dhufatay

0

Duufaanta jiilaalka ayaa halakeysay Mareykanka boqolaal kun oo guri iyo ganacsi ayaa koronto la’aan ahaa Habeenkii Kirismaska. Dhowr qof ayaa naftooda ku waayey duufaanta.

Ad