Laga bilaabo maantay oo Sabti ah kuna Beegan 15 Janaayo waxaa bilaabanaya jadwalka doorashada Golaha Shacabka ee loo muddeeyay in 40 cisho gudahood lagu soo gabagabeeyo doorashada 15 Janaayo illaa 25 Febraayo.
Haddaba 6 todobaad gudahood malagu dooran doonaa 241 Xildhibaan ee ka haray Kuraasta Golaha Shacabka ?
Sida Dadka Falanqeeya Siyaasada Soomaaliya ay Saadaalinayaan Waxay u Muuqata inaysan Suuragal ahayn marka loo eego Habraacyada lamaraayo Sida in Ergo Laxareeyo kadibna La Tababaro.
Iyo Musharixiinta La Diiwaan Galiyo Kadibna Ladoorto Waxayna Falanqeeyayaashu Shegaayaan Waqtigaas Inuusan Ku Filnayn.
Ad