Home Wararka Maanta Gudoomiya Ku Xigeenka Gudiga Doorashooyinka Puntland oo isna Iscasilay

Gudoomiya Ku Xigeenka Gudiga Doorashooyinka Puntland oo isna Iscasilay

0

DEGDEG:Guddoomiye ku-xigeenkii Guddiga Doorashooyinka Puntland, Jaamac Xirsi Faarax ayaa isna iska casiley xilkii uu ka hayay guddiga doorashooyinka Puntland.

Is casilaadaan ayaa kusoo aadaysa xilli saacad kahor uu isna casiley guddoomiyihii guddigaasi.

Guddoomiye ku-xigeenku ayaa is casilaaddiisa ku sababeeyey duruufo u gaar ah.

Ad