Home Wararka Maanta Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Amray in Baaritaan Deg Deg ah Lagu sameeyo...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Amray in Baaritaan Deg Deg ah Lagu sameeyo Taliyaha Ciidamada Badda

0

Warqada ka soobaxday Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Ayaa Lagu yiri ” Taliyaha Ciidamada Badda waxuu Gaf u gaystay Ra’isul Wasaare Rooble waxaana Lagu sameenayaa Baaris, Natiijada soobaxdana Shacabka Soomaaliyeed Ayaa lala wadaagi doonaa.

Arintaan Ayaa ku Soo aadaya xili dhawaan Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya uu Ra’isul Wasaaraha Dalka ku Eedeeyay dhul boob xoogan.

Ad
Previous articleFarmaajo oo ku Baaqay in Shuruudo la’aan Loo Joojiyo Dagaalka Boosaaso
Next articleDeg Deg Dagaal Xoogan oo maalìntii Sadaxaad ka Qarxay Magaalada Bosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here