Home galmudug Dhageyso Khudbadii Cabdi Kariin uu ka jeediyay Kismaayo isagoo gardaro ku tilmaamay...

Dhageyso Khudbadii Cabdi Kariin uu ka jeediyay Kismaayo isagoo gardaro ku tilmaamay Cunaqabatenta Jubbaland

0

Cabdikariin Xuseen Guuleed Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug oo ka mid ahaa Wafdigii maanta gaaray Magaalada Kismaayo ayaa Cunaqabateynta Magaalada Kismaayo dowladda ay saartay ku tilmaamay Gardaro.

Guuleed waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maanta dowlad Soomaaliyeed ay Cunaqabateyn saarto qeybo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in ay ka qeyb gali doonaan Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland oo doorashadiisa ay ku dhacday si wanaagsan.

Guuleed ayaa ugu baaqay dowlada in ay soo afjarto khilaafka kala dhaxeeya maamulka Jubbaland.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here