Home Wararka Maanta Degdeg madaxweyne Qoorqoor oo Dalka Dib ugu Soo laabtay kadib Weraradii Alshabab...

Degdeg madaxweyne Qoorqoor oo Dalka Dib ugu Soo laabtay kadib Weraradii Alshabab ee Deganada Galmudug

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo muddo saacado kooban ah Muqdisho ku hakaday isaga oo ku wajahannaa Galmudug.

Madaxweynaha ayaa muddooyinkii danbe waqtigiisa ugu badan ku bixiyay Galmudug isaga oo aan Muqdisho imaan muddo ku dhow 3 Bilood marka laga reebo labo jeer oo Istanbul iyo Dhuusamareeb isagoo u kala safrayayay oo saacado kooban Transit ku maray Muqdisho.

Ad
Previous articleDegdeg Kursigii yasin Farey ee Hop067 oo gudiga Doorashooyink go,aan kasoo Saareen
Next articleQax iyo Cabsi xoogan oo caawa ka Taagan Degmada Matabaan iyo Gadiid Dagaal oo ka baxay Dhuusamareb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here