Home galmudug Golaha Habargidir oo lagu soo dhaweeyay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

Golaha Habargidir oo lagu soo dhaweeyay Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

0

Waxaa maanta Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb lagu soo dhaweeyay Golaha Habargidir iyo Gudoomiyaha beesha ee dhawaan lagu doortay Magaalada Hobyo.

Masuuliyiin ka tirsan Beesha iyo Odayaasha Degaanka ayaa banaanka Hore ee Magaalada Ku soo dhaweeyay Prof Abdulkadir Shirwac iyo wafdiga uu hogaaminayo.

Wafdiga ayaa la filayaa in ay jogaan Dhuusmareeb kana qeyb galaan shirarka socda kaasi oo diirada lagu saarayo nabada iyo hormarka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here