Home galmudug (Akhriso) Beesha Caalamka oo war kasoo saartay Xaalada Galmudug

(Akhriso) Beesha Caalamka oo war kasoo saartay Xaalada Galmudug

0

Kooxda la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya waxa ay ku dhawaaqeen in ay soo dhaweynayaan furitaanka Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ee lagu qabtay Dhuusamareeb.

Waxaana ay hoosta ka xarriiqeen muhimadda geeddi-socodka dib-u-heshiisiin loo dhan yahay in ay tahay tallaabo muhiim u ah qabashada doorashooyinka dowlad-goboleedka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here