Home galmudug (Dhageyso) Wareysi uu bixiyay Sanbaloolshe oo hadal heen ka abuuray baraha bulshada...

(Dhageyso) Wareysi uu bixiyay Sanbaloolshe oo hadal heen ka abuuray baraha bulshada isagoo Galmudug kaga hadlay

0

Wareysi uu bixiyay Sanbaloolshe oo hadal heyn ka abuuray baraha bulshada kaasi oo ku aadanaa dhanka qaabiilada iyo xaalada hada taagan.

Wareysi oo meelo badan taabanaya waxa uu kaga hadlay xaalada galmudug ee xiligan waxana uu sheegay in meelo badan oo galmudug ay taalo isbaaro

Hadalka Sanbaloolshe ayaa keenay in uu dood ka dhaliyo baraha bulshada iskala xariirto iyo meelo kale oo warbaahinta ah

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here