Home galmudug (Sawiro) Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Kariin oo lagu soo dhaweeyay Magaalada...

(Sawiro) Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Kariin oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Hobyo

0

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Kariin ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Hobyo.

Bulshada qeebaheeda kala duwan iyo Odayaasha, Siyaasiyiin ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta Cabdi kariin oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada.

Cabdi kariin ayaa la filayaa in uu ku biiro shirka ka socda Magaalada Hobyo kaasi oo hada maraya meel gabo gabo ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here