Home jubaland Maamulka Puntland oo war kasoo saaray Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland

Maamulka Puntland oo war kasoo saaray Xildhibaanada Cusub ee Jubbaland

0

Maamulka Puntland ayaa u hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland.

Puntland ayaa taageereysa madaxweynaha uu xiligiisu dhamaaday Axmed Madoobe oo mar kale u hanqal taagaya inuu xilka qabto, iyadoo arrintan ay ku soo aadeyso xili liis kale oo xildhibaano ah looga dhawaaqay Kismaayo.

Hoos ka ka akhriso qoraalka Puntland.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here