Home galmudug (Sawiro) Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia?

(Sawiro) Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia?

0

Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka toddobaadlaha ah ee golaha.

Shirka Golaha ayaa looga hadlay amniga guud iyo xoreynta deegaannada ay Al-shabaab ka joogaan gayiga Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay kulanka oo looga dooday Xeeraka marista waddooyinka iyo siyaasadda daryeelka bulshada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here