Home galmudug (Dhageyso) Khudbadii Ra’isal Wasaare Kheyre uu ka jeediyay Gaalkacyo oo dhameestiran

(Dhageyso) Khudbadii Ra’isal Wasaare Kheyre uu ka jeediyay Gaalkacyo oo dhameestiran

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay safar dhulka uga soo amba baxay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wafdiga uu Ra’iisul Wasaaruha hoggaaminayo shalay waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Xildhibaanno ka tirsan Dowadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Gaalkacyo waxaa uu kulamo la qaadan doonaa qeybaha kala duwan ee bulshada, isaga oo kala hadli doona hanaanka lagu dhisayo Galmudug oo mideysan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here