Home galmudug (Dhageyso) Odayaasha Galmudug ee Cadaado oo ka hadlay Dagaalada ka socda Deegaano...

(Dhageyso) Odayaasha Galmudug ee Cadaado oo ka hadlay Dagaalada ka socda Deegaano hoostaga Dhuusomareeb

0

odayaasha beesha reer Xaaji Saleemaan ayaa ka hadlay dagaalka ka socda deegaano hoos taga Caasimada Dhuusomareeb halkaasi oo dad ku dhinteen.

Odayaasha ayaa ugu horeyn baaq u diray Labada beel ee ku dagaalamaya Halkaasi kuwaasi oo dagaalkooda ka bilowday dhul daaqsimeed.

Dhanka kale odayaasha ayaa Galmudug iyo Waxgaradka labada dhinac ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalka socda ee ku daadanaya dhiiga.

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here