Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo ka jawaabay Hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo (Sawiro)

Madaxweyne Xaaf oo ka jawaabay Hadalkii kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Xalay Xaflad waxaa loogu qabtay Magaalada Nairob ee Caasimada Dalka kenya.

Xaflada oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Galmudug ee kenya ayaa aheyd mid lagu taageerayo Madaxweyne Xaaf waxana uu madaxweynaha ka jeediyay khudbad dheer oo taabaneysa meelo kala duwan.

Madaxweyne Xaaf ayaa khudbadiisa waxa uu ku soo qaatay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaasi oo ahaa in Xaaf uu diiday in Galmudug la daweeyo madama ay xanuunsan tahay.

Xaaf ayaa sheegay in Galmudug kasoo horjeesan xal la garo lakin Dowlada ay  tahay in cida kasoo horjeeda in heshiis laga gaaro khilaafka taagan.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale sheegay in Farmaajo uu diiday hubka lagula dagalami lahaa kooxda shabaab isagoo ka baqaya in lagu weeraro Degmada Cabud-waaq waa sida uu hadalka u dhigay.

Lasoco ayadoo cod ah goor dhow

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here