Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Senator Muuse Suudi Yalaxow

Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Senator Muuse Suudi Yalaxow

0

Madaxweyne Xaaf oo safar howleed u jooga magaalada Nairobi ayaa qaabilay Sanator Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid mudanaayasha Aqalka Sare ee matala dadka ku nool Gobalka Banaadir.

Kadib soo dhaweyn iyo is xog-wareysi guud, Senator Suudi ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xaaf dadaalkiisa ku aadan difaacida qadiyada maqaamka Caasimadda oo kamid aheyd ajendayaashi la isku mari-waayey kulankii wada-tashiga ahaa Ee dhawaan Garoowe ku dhex-maray Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada dalka.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhanka kale Muuse Suudi kala hadlay Arinta Muranka Badan dhalisay ee kala Dhaxeysa Dowlada iyo halka ay mareyso Khilaafkaasi.

Labada Masuul ayaa Dowlada Khilaaf Xoogan kala dhaxeeyaa waxaana ay ka simanyihii aragtida Dowlada iyo waxyaabaha ka qaldan.

Mudug24 Nairobi

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here