Home galmudug Sawiro dheeraad ah Soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe gaaray

Sawiro dheeraad ah Soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe gaaray

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo kamid ah Madaxda lagu qaabilay shirka ka bilaabanaya Garoowe ayaa gaaray Caasimada Puntland.

Xaaf ayaa ahaa madaxweynaha ugu danbeeyay ee ka socda Maamul Goboleedyada dalka isagoo soo dhaweyntiisa kadib kulan la qaatay madaxweynaha Puntland.

Xaaf ayaa ku biiray Garab kamid ah garabyada ku shirayada Garoowe isagoo ku biiray garabka kasoo horjeeda Dowlada Somaliya kuwaasi oo diyaarsanaya sharuudaha ay la hortagayaan shirka garoowe.

Wixii ku soo kordha Lasoco Mudug24 oo si dhow ula shaqeysa madaxda Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here