Home Wararka caalamka muran ka taagnaa suuqa islii ee Dalka Kenya oo xal laga gaaray

muran ka taagnaa suuqa islii ee Dalka Kenya oo xal laga gaaray

0

Waxaa xal laga gaaray muran u dhaxeeyay ganacsatada magaalada Islii iyo waaxda canshuuraha dalka Kenya, kaasi oo sababay in maalmo la xiro suuqa Islii.

Murankan ayaa salka ku hayey culees xagga canshuuraha oo ganacsatada ay ka cabanayeen.

ganacsigaan ayaa muddo hakad ku jiray waxaana cabsi weyn qabay ganacsatada soomaaliyeed oo Halkaasi ganacsiyada ku leh.

Hada murankii ayaa u muuqda mid xal laga gaaray, maadaama uu muddo socday.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here