Home galmudug Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Carabey oo gaaray Magaalada Cabud-waaq oo lagu soo...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Carabey oo gaaray Magaalada Cabud-waaq oo lagu soo dhaweyay.

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey ayaa gaaray magaalada Cabud-waaq ee waqoyiga gobolka Galgaduud.

Carabey waxaa halkaa ku soo dhaweeyay madaxda Maamulka Galmudug ee Degmada iyo sidoo kale bulshada qeebaheeda kaal duwan isagoo soo dhaweyn kadib la hadlay dadkii soo dhaweeyay.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa maalmihii u danbeeyay ku sugnaa caasimada Kenya ee Nairobi halkaasi oo u joogay arimo isaga gooni u ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here