Home Wararka Somaliya Galmudug Wararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Dowlada oo Deegaano kale oo Galmudug ah Kala...

Wararkii ugu Danbeeyey Ciidamada Dowlada oo Deegaano kale oo Galmudug ah Kala Wareegay Alshabaab(Sawiro)

0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa goor dhow si buuxda ula wareegay deegaanka Cali Yabaal oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud

Saraakiisha Hogaamineysa ciidanka ayaa sheegay inay la wareegeen Deegaano badan oo dhaca Waqooyiga Degmada Ceel dheer..

dhanka kale Ciidamo huwan ah ayaa maanta kabiga Ku haya deeeganka Budbud oo Ah deegaan barwaaqo sooran ah ee khawaarijtu in muddo ah maamulaysay.
saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in deegaankaasi gacanta ku dhigaan Ciimada Qaranka.

Warar aanu helnay ayaa Xaqiinaaya Ee Horjoogayaal uu ku jiro kaba ku tukade ay isaga carareen degbada Ceelbuur ee Gobolka galgaduud oo hadda ah degmada Kaliga ee Alshabaab ka haystaan Galmudug, balse maalmo kadib Lafilaayo in cadowga laga Xoreeyo.

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa dhawaan Ciidamadii ugu badnaa waxay ku daabushay Koonfurta Gobolka Galgaduud ee galmudug Halkaasi oo la doonaayo in maamo kooban looga taqaluso Khawaarijta yar ee ku haray Bariga galmudug.

Ad
Previous articleNin 20 sano si been abuur ah uga shaqeynayay xafiis raysal wasaare oo sabab yaab leh lagu Ogaaday
Next articleAxmed Madoobe oo arrimo ka dhan ah kooxda Al Shabaab kala hadlay Tim Trenkle (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here