Home galmudug Madaxweynihii Galmudug iyo duqii Hore ee Muqdisho oo Kulan Wada qaatay

Madaxweynihii Galmudug iyo duqii Hore ee Muqdisho oo Kulan Wada qaatay

0

Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo Ku Kulmay Kenya.

Kulankaan ayaa Ka dhacay Dalka Kenya Ka dib Markii Uu Xafiiska Booqday Gudoomiye Muungaab.

Labada Masuul ayaa Ka Wada Hadlay Xogaha Muhiimka ah iyo Danaha Gaarka ah ee soomaaliya.

Gudoomiye Muungaab ayaa Sheegay in uu kulankaan uu Qiimeen Gaar ah lahaan Lahaa, Maadaama ay Muddo Kala Maqnaayeen

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here