Home puntland Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay Caleemo Saarka Siciid Deni oo...

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay Caleemo Saarka Siciid Deni oo Arimo badan soo hadal qaaday.

0

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbadii dheer ka jeediyay caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid deni isagoo ugu horeen u mahadceliyay martida ka qeyb gashay.

Farmaajo ayaa ka hadlay waxa keenay hormarka maanta ay gaartay puntland iyo cida ka danbeesa in hormarkaasi la gaaro.

Waxa uu farmaajo ka hadlay xaalada siyaasada ee xiligan ka taagan somaliya iyo arimaha looga baahanyahay siyaasiyiinta somaliya.

Halkan Hoose ka Dhageyso Khudbadii Farmaajo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here