Home wararka Dalka Madaxtooyada Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Xildhibaanada iyo Madaxda Qaar

Madaxtooyada Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Xildhibaanada iyo Madaxda Qaar

0

Gaadiidka gala Madaxtooyada soomaaliya ayaa Amaro Lagu soo Rogay Waxaana loo amaray in Gaadiid Kooban ay Gudaha usoo Galaan.

Aamina saciid cali oo ah Agaasinka madaxtooyada ayaa lagu amray in Maanta ka bilaabato in gaadiidka Madaxtooyada gali jiray in hadda kadib aan loo ogolaan doonin qofkii rabo ha watee.

Maanta  ayuuna amarkaasi dhaqan gali doonaa waxaanna lagu amray ilaalada Madaxtooyada in gawaarida ay ka soo deyn karin afaafka hore ee Madaxtooyada amarkaan ayaanna ku eg ilaa 20bishaan.

FG: Gawaarida la ogol yahay ayaa kala ah.

Xafiiska ra’iisul wasaaraha 5 gaari
Guddoonka baarlamaanka 4 gaari
Xafiiska hanti dhowrka 3 gaari
Guddiga doorashooyinka 3 gaari
Guddiga xuduudaha qaranka 2 gaari
Wasaaradda arimaha dastuurka 2 gaari
Guddiga xalinta qalifaadka 2 gaari

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here