Home galmudug Dhageyso Jawaabta Cali Gacal Casir uu ka bixiyay Xil ka qaadista lagu...

Dhageyso Jawaabta Cali Gacal Casir uu ka bixiyay Xil ka qaadista lagu sameeyay..

0
SHARE

Maanta waxaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku shiray xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,kuwaas oo sheegay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiye Cali Gacal Casir.

Hayeeshee Cali Gacal Casir ayaa waxa uu sheegay in kuwa Maanta ku shirey dhuusamareeb ay ahaayeen Dad Shacab ah,isla markaana la soo abaabulay kana qaadi karin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Tallaabada Maanta ay qaadeen qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magalada dhuusamareeb ayaa waxa ay ku soo aadaysaa xilli shalay Aqalka sare ee Soomaaliya ay shaaciyeen in la joojiyo mooshinada iska-daba ordaya ee ka socda Dowlad goboleedayda,isla markaana ay wafdi u diri doonaan.

Hoos ka Dhageyso Cali Gacal Casir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here