Home wararka Dalka Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Halka uu khilaafka ku...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Halka uu khilaafka ku danbeeyay..

0

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu dhex dhexaadinayey Madaxda is khilaafsan ee Galmudug.

Maxamed  Xaashi Carabey ayaa waxa uu sheegay in wahadaladaas ay garwadeen ka tahay dowladda federaalka Soomaaliya,isla markaana intiisa badan khilaafkii jiray la xaliyey inta harsana la dhameystiri doono.

“Runtii dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixisay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka madaxda Galmudug inta badana waa la dhameeyey,madaxweyne Xaaf iyo anagana waan isku soo dhawaanay ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here