Home Wararka caalamka War deg deg Ah Dagaal u dhaxeeya Oromada iyo Somalida oo ka...

War deg deg Ah Dagaal u dhaxeeya Oromada iyo Somalida oo ka socda Dhulka Somalida Itoobiya..

0
SHARE

Dagaalka oo u dhaxeeya qowmiyada Oromada Itoobiya iyo Soomaalida ayaa waxa uu haatan ka socdaa deegaano uu ka mid yahay Tuli Guuleed,waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaroa labada dhinac ah.

 

Dagaaladaan ayaa daba socda rabshadaha Axadii ka bilaawday deegaano ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,iyada oo rabshadahaas ay ku geeriyoodeen dad u badan Soomaali.

 

Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in qowmiyada Oromada.ee dagaalka ka jira Soomaalida ay qabsadeen ilaa 5 tuulo oo ay gacanta ku hayeen.

Lasoco wixii soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here