Home wararka Dalka Dalalka Indonesia iyo Malaysia oo Laga arkay Bisha Shawaal

Dalalka Indonesia iyo Malaysia oo Laga arkay Bisha Shawaal

0
SHARE

Dalalka Indonesia iyo Malaysia ayaa laga arkay bisha Shawaal, iyadoo berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga.

Inta badan dalalka Islaamka ayaana wili ku dhawaaqin Maadaama ay Dalalkaan ka Waqti Horeeyaan Dalalka Carabta.

Waxaa La sugayaa Go’aanka ugu dambeeya ee Ka Soo baxa Curashada Bisha Shawaal.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here