Home jubaland Sawiro Madaxweynaha Jubbland oo kormeeray Xaruun Cusub oo loo dhisay Nabadsugida Jubbland..

Sawiro Madaxweynaha Jubbland oo kormeeray Xaruun Cusub oo loo dhisay Nabadsugida Jubbland..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe)  ayaa booqday xarun Cusub oo loo dhisayo Hay’ada Nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland.

Xaruntan ayaa hada dhamaystirkeedu uu socdaa iyadoo heerar kala duwan soo martay.

Taliyaha Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland khaalid sheekh Cabdulaahi ayaa Madaxweynaha kormeerkan ku weheliyay.

Axmed MAdoobe oo la hadlayay Saraakiisha Ciidanka Nabadsugida eek u sugan Xarunta ayaa shegay in looga baahan yahay ka qeyb qaadashada sugida amniga iyo ka jawaab bixinta falalka la xiriira amnidarrada.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here