Home wararka Dalka Daawo Muuqaalka Prof Shirwac oo ka hadlay qaban qaabada ka socota Hobyo..

Daawo Muuqaalka Prof Shirwac oo ka hadlay qaban qaabada ka socota Hobyo..

0
SHARE

Magaalada Hobyo waxaa ka socota Qaban Qaabada Xaflada lagu soo afjarayo Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo wajiga 1 aad.

Gudoomiyaha Gob Prof Shirwac ayaa ka hadlay Halka Ay u mareyso qaban qaabada Xaflada iyo wafuuda halkaasi gaareysa.

Dhanka kale waxaa la filayaa in Raisal wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre uu maanta Halkaasi gaaro.

 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here