Home ciyaaraha maanta Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya oo Soo dhaweyn Cajiib ah loo sameeyay...

Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya oo Soo dhaweyn Cajiib ah loo sameeyay {Sawiro}

0
SHARE

Waxaa Maanta Soo dhaween Heer sare ah loo sameeyay Ciyaartooyada 17 jirada Xulka qaranka Soomaaliya, oo Taariikh Ka dhigay Koobkii africa ee dhawaan ay Ka qayb galeen.

Ciyaartooydaan ayaa si Cajiib ah Loogu soo dhaweeyay Muqdisho, Maadaama ay gaareen Fiinaalkii Koobka, Taas oo ka dhigan in ay gaareen Meel aysan gaarin wili Xulka Waa weyn.

Wasiirka Dhalinyarada Xukuumada Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, Gudoomiyaha Xariirka K/cagta Dalka, C/qani Saciid Carab, Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Banaadir Abdi Kaafi Mohamud Makaran iyo Jawaahir Baarqab oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay Xulka 17 jirada Qarankeena Soomaaliya.

Muqdisho ayaa waxaa ka socota Munaasabad Dhalinayaradaas niyada Loogu dhisayo.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here