Home wararka Dalka Dhageyso Gudoomiye hore Jawaari oo ka hadlay in Lacag uu ku...

Dhageyso Gudoomiye hore Jawaari oo ka hadlay in Lacag uu ku qaatay Iscasilaadiisa..

0
SHARE

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee dhawaan is casilay ayaa ka hadlay warar leyska dhex marayay Baraha Bulsahda kuwaas oo lagu sheegayey in guddoomiye Jawaari uu lacago Malaayiin dollar ah uu ku qaatay in uu iska casilo xilka guddoomiyenimo.

Mudane Jawaari oo khudbad ka jeedinayey Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Warkaas uusan waxba ka jirin,isla markaana in uu xilka baneeyo ay ka wada hadleen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,.

Sidoo kale waxa uu sheegay in waxyaabaha baraha Bulshada lagu faafinayo ay yihiin kuwo lagu sumcad dilayo Madaxda iyo culima’udiinkeena,isla markaana uu ka codsanayo Shacabka Soomaaliyeed in la daayo waxyaabaha xumaanta ah ee Baraha Bulsahda lagu faafinayo.

Halkan hoose ka Dhageyso Hadalka Jawaari..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here