Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaanada Somaliya oo ka Hadlay Iscasilaada Gudoomiyaha Barlamaanka jawaari..

Dhageyso Xildhibaanada Somaliya oo ka Hadlay Iscasilaada Gudoomiyaha Barlamaanka jawaari..

0
SHARE

Isaga oo Warbaahinta kula hadlaayay afaafka hore ee xarunta Golaha Shacabka Somaliya Xildhibaan Maxamed Siciid oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, ayaa wuxuu bogaadiyay tallaabada uu isku casilay Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya.

Xildhibaanka ayaa sheegay Jawaari inuu qaatay go’aan geesinimo leh, islamarkaana uu soo gudbiyay iscasilaadiisa, wuxuuna sheegay tani inay qayb ka tahay nidaamka dimuqraadiyada Somaliya oo horumartay.

Xildhibaanka ayaa sheegay xubnaha Golaha Shacabka Somaliya inay soo dhaweeyeen tallaabadaasi,maadaama saddex todobaad oo isjiid jiid ah laga soo gudbay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here