Home wararka Dalka Xildhibaanada Somaliya oo badankooda isku badalay Wadaniyiin dhab ah..

Xildhibaanada Somaliya oo badankooda isku badalay Wadaniyiin dhab ah..

0
SHARE

Inkastoo Raisal wasaaraha Somaliya uu Qorshihiisa ahaa in meesha laga saaro Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa arintaasi waxay noqotay mid adkaata.

Arintaasi ayaana sabab looga dhigay Xildhibaanada Barlamaanka Somaliya oo isku baheestay go.an mida marka laga reebo Xildhibaanada qaarkood.

Go.anka Xildhibaanada ayaana keentay in lagu dhiiran waayo mooshinka laga keenay Gudoomiyaha Barlamaanka si loo meel Mariyo Codka kalsoonida.

Kheyre iyo Xulafadiisa ayaana iskuday badan oo ay sameeyeen ku fashilmay waxaana Xildhibaanada qaarkood sheegeen in uu fashilmay guud ahaan isku dayadii la sameeyay.

Hadal heynta hada taagan ayaa ah Xildhibaanada Somaliya oo isku badalay Wadaniyiin kuwaasi oo diiday in Barlamaanka laga sameesto sida la rabo.

Kuwa hada Ololaha wada ayaa lagu sheegay Xildhibaano taageersan Kheyre oo helay dhaqaalo Xoogan.

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), kulankan wuxuu ahaa midkii ugu horeeyay oo labada masuul ay wada yeeshaan tan iyo markii Mooshin la sheegay in Xukuumadda ay gadaal ka riixeyso laga geeyay Guddoomiye Jawaari.

Lasoco kulanka Xalay labada masuul dhexmaray.

Mudug24 Muqdisho

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here