Home Wararka Somaliya Galmudug Faah faahin ku saabsan Shabaab oo dad qabadsiiyay Deegaan ka Tirsan Galmudug

Faah faahin ku saabsan Shabaab oo dad qabadsiiyay Deegaan ka Tirsan Galmudug

0

Al-shabaab ayaa caawa gubay tuulada Xanan oo hoostagta degmada Baxdo ee gobalka galgaduud, sida ay sheegeen dadka Deegaanka

Al shabaab ayaa dab qabad siiyay guryihii ku yaallay tuulada xanan waxa ayna sido kale burburiyen baraago ku yaallay tuulada.

Horrey waxa ay Al shabaab u gubeeen deegano badan oo hoos yimaada degmada Baxdo.

Madaxweynaha Galmudug ayaa booqday Maanta deegaano ka Tirsan Galgaduud oo dhawaan Alshabaab ay ka gubeen Ceelbiyood iyo sidoo kale isgaarsiinta

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo gaaray Deegaanka Cada Kabir ee Galmudug (Sawiro)
Next articleUHURU Kenyatta oo si yaab leh u dhaqmay kaddib go’aankii maxkamadda sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here