Home wararka Dalka Ciidamada Boliiska Galmudug oo shaqa joojin Sameeyay’ iyagoo Ka Cabanaya Mushaar La’aan.

Ciidamada Boliiska Galmudug oo shaqa joojin Sameeyay’ iyagoo Ka Cabanaya Mushaar La’aan.

0
SHARE

Qaar ka mid ah ciidanka booliska galmudug ayaa 48 saac u qabtay maamulka galmudug, iyagoo Ka cabanaya Mushaar la’aan.

Ciidanka ayaana shaqo joojin ku dhawaaqay kadib markii 3 sano mushaar la’aan ay ahaayeen wax daryeelna aynan helin

Waxayna dowladda dhaxe ka codsadeen in mushaar la soo gaarsiiyo

Ugu danbeyn ciidanka shaqo joojinta ku dhawaaqay ayaa ayaa ah Kuwo Fara badan waxayna isugu jiraan saraakiil iyo ciidankaba waxayna ku hanjabeen hadii dalabkooda laga soo jawaabin ay shaqada ka fadhiisan doonaan

Maamulka Galmudug ayaana Wili Ka Hadlin Go’aan Ciidanka Boliiska Galmudug ay Ku Joojiyeen Shaqada ay Muddo Soo Hayeen.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here