Home puntland Sawiro Sidee Magaalada Hobyo iskugu diyaarisay Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo Halkaasi ku...

Sawiro Sidee Magaalada Hobyo iskugu diyaarisay Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo Halkaasi ku wajahan..

0
SHARE

Magaalada Hobyo ee ayaa lagu wadaa in ay gaaraan wafdi Dowlada Somaliya ah kuwaasi oo halkaasi ku wajahan.

Wafdiga waxaa hogaaminaya Madaxweynaha Dowlada Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle waxaana ku wehliya Xubno kale oo Muhiim ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la Filayaa in uu Halkaasi ka Dhagaxdhigo Dekada Magaalada Hobyo dhismaheeda taasi oo fursad u noqoneysa in Dekada la dhiso.

Farmaajo ayaa dhanka kale la filayaa in uu la kulmo Shacabka Magaalada Hobyo si uu kala hadlo nabada iyo Hormarka Galmudug.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Hobyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here