Home wararka Dalka Dhageyso Maamulka Galmudug oo sii daayay Xaliimo Yarey oo Dhuusomareeb lagu xiray..

Dhageyso Maamulka Galmudug oo sii daayay Xaliimo Yarey oo Dhuusomareeb lagu xiray..

1
SHARE

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Dhuusa-Mareeb Maamulka ee xarunta Galmudug in Maamulka goor-dhaw Xabsi Guri kasii daayeen Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” oo galinkii dambe ee shalay lagu xeray Dhuusa-mareeb.

Wasiirkii hore ee arimaha gudaha hadana ah gudoomiyaha gudiga dowlddu ay uxil saartay Dhamees tirka wada hadalka Allusunna Iyo Galmudug C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in ay heshay “Xaliimo Yarey” xuriyadeedii.

ma jirto wax war ah oo ay Warbaahinta siisay “Xaliimo Yarey” markii laga sii daayay xabsiga balse waxaa la sheegay in maalinta Isniinta ah ee todobaadkaan ay ka sii bixi doonto Dhuusamareeb,

Hallan Hoose ka Dhageyso Codka.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here