Home puntland Dhageyso Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Khudbad kale oo Qosol Badan ka...

Dhageyso Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo Khudbad kale oo Qosol Badan ka jeediyay Magaalada Qardho isagoo sheegay..

0
SHARE

Siyaasi salaad Cali Jeelle oo kamid ah siyaasiyiinta Dalka somaliya isla markana safarka madaxweyne Farmaajo ee Qardho ayaa halkaasi khudbad ka jeediyaan.

Salaad ayaa ugu horeyn salaan u jeediyay bulshada Qardho waxaana intaasi kadib uu u gudbay khudbadiisa qosolka badneyd.

Jeelle ayaa ka hadlay dhoor arimood oo ka taagan Dalka Somaliya iyo xaalada xiligan heesta Madaxweynaha.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Salaad.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here