Home galmudug Dhageyso Hadalkii Madaxweyne Xaaf uu ka jeediyay Cadaado Markii lasoo dhaweeyay isagoo...

Dhageyso Hadalkii Madaxweyne Xaaf uu ka jeediyay Cadaado Markii lasoo dhaweeyay isagoo ka Hadlay Safarka Farmaajo..

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado..

Xaaf ayaa ugu horey waxa uu ka hadlay imaatinkiisa Cadaado waxana intasi kadib uu ka hadlay wafdi madaxweynaha oo Cadaado ku soo wajahan.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay maalinta Madaxwwynaha uu imaanayo Cadaado iyo shacabka waxa looga baahanyahay.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Xaaf..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here