Home puntland Amaanka Magaalada Dhuusamareeb oo Si Weyn Loo adkeeyay.

Amaanka Magaalada Dhuusamareeb oo Si Weyn Loo adkeeyay.

0
SHARE

Waxaa si Weyn loo adkeeyay Amniga Magaalada Dhuusmareeb ee Xarunta Gobalka Galgaduud, Ahna Xarunta Maamulka Galmudug loo asteeyay.

Sababaha Amniga Dhuusamareeb loo xoojiyay ayaa Lagu Sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu dhawaan Ku wajahan yahay Halkaasi.

Masuuliyiinta Galmudug ee Halkaasi ku sugan ayaa sheegay in Amniga La sii Xoojinayo Maadaama Wafuud Caalami ah oo Horkacayo Madaxweyne Farmaajo ay Xarunta Gobalka soo gaarayaan.

Ciidamadii ugu badnaa ayaa La geeyay Magaalada, Waxaana La xoojiyay Dhamaan Koontaroolada iyo goobaha Laga soo Galo Magaalada.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here