Home wararka Dalka Sawiro Laga soo Qaaday Qaraxii Goor Dhow ka dhacay Duleedka Muqdisho..

Sawiro Laga soo Qaaday Qaraxii Goor Dhow ka dhacay Duleedka Muqdisho..

0
SHARE

Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari ayaa degaanka Waydoow ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaa lagu eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM.

Qaraxan ayaa wararka waxa ay sheegayaan in lala eegtay kolonyo ciidamada Amisom oo maraayay labaajada degaanka Waydoow, halkaasi oo la soo warinaayo inuu ka dhashay khasaare.

Gaariga qaraxa Ismiidaaminta loo adeegsaday ayaa noociisa wuxuu yahay NOAH, waxaana ka xeynaayay ruux naftii hure ah kaasi oo goobta ku geeriyooday.

Goobta qaraxa Ismiidaaminta uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray Saraakiisha ciidamada ammaanka, waxaana ay xireen goobta iyadoo uu socdo Baaritaan.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here