Home wararka Dalka Sawiro Madaxda Maamulada Goboleedyada oo ku Dalxiisay Deegaanka Goob-weyn ee Maamulka Jubbland..

Sawiro Madaxda Maamulada Goboleedyada oo ku Dalxiisay Deegaanka Goob-weyn ee Maamulka Jubbland..

0
SHARE

Shanta Madaxweyne goboleed ee Somalia eek ala ah Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Madaxweynaha Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gelinkii danbe dalxiis iyo booqasho ku tegey degaanka Goob-weyn ee gobolka Jubada hoose.

Degaanka goobweyn oo qiyaas ahaan u jirta magaalada Kismaayo 13-Km, ayaa ah meel qurxoon oo ku wanaagsan dalxiiska, isla markaana ah meel taarikhiya oo ka midda meelaha dhulka Soomaalida ugu qaalisan uguna quruxda badan, waana halka uu webiga Jubba biyaha kaga daro Badweynta India.

Goobtan waa meel aanay jirin meel lala-meel dhigo qurux ahaan, jawi ahaan iyo dalxiis ahaanba, waana cimilo ahaan wanaagsan loona baahan yahay in laga faa’iidaysto.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here