Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo si wayn loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo si wayn loogu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb

0

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud,
iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Madaxweyne xigeenka iyo wefdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey maamulka caasimada, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo qeybaha bulshada.

Cali Ciid aya Dhawaan Ciidan usoo Xiran Tababar kuwaas oo Kusugna Magaalada Caabudwaaq oo maalmihii Danbe uu joogay Halkaas.

Ad
Previous articleDhimasho iýo dhaawac Farabadan oo Ka Dhashay Ciyaar Xalay Dhacday
Next articleHirshabeele oo Shaacisay jadwalka 6 kursi ee ugu Horaysay oo Ka mid noqonaya Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here