Home wararka Dalka Wasiir Axmed Shire Falagle oo Tix ka tiriyay Showga Fanaanada fartuun Birimo...

Wasiir Axmed Shire Falagle oo Tix ka tiriyay Showga Fanaanada fartuun Birimo ku Qabaneyso Gaalkacyo,,,

0
SHARE

Baladkaan kudhasheeh
Baryo aan kunoolaa
Beydkii xuduntu iitiil
Bogcaddii awoowgey
Baxsaney galkacyo

Birimaa katumayseeh

Barxaddii cayaaraha
Balooleyda gurigeed
Beertii gobonimadda
Baraxley agteedee
Banaankii astaan golol

Birimaa ka tumayseeh

Bidhaantii hoyo godan
Birimaa katumaysoo
Bulshaduna sugayaan
Baryaha ciida noo haray
Beegsaday reer galmudug galkacyeey kashidan tahee.

MUQAALKU .
WAA FANANDDII MAGOL KADIB LAHOLINWAAYEEY
WAA QOOBKACIYAARKII LAGA HARAYA
WAA HIDIHII IYO SUUGAANTII
WAA XIDIGTII GALMUDUG
WAA BIRIMO AHMED SAHAL
AKHRISO XILIGA IYO GOOBTA

Fanaanada Fartuun ayaa la filayaa in Habeenka Ciida Show ku qabato magaalada Gaalkacyo kaasi oo ugu talagashay shacabka Gaalkacyo…

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here