Home wararka Dalka Faafaahin Kulan Magaalada Gaalkacyo uga socda wasiiro ka tirsan Galmudug iyo Puntland...

Faafaahin Kulan Magaalada Gaalkacyo uga socda wasiiro ka tirsan Galmudug iyo Puntland oo looga hadlayo,,,

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo waxaa ka furmay kulan u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland kaasi oo maalmahan halkaasi ka socday,

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya wasiir ka tirsan Galmudug iyo Puntland kuwaasi oo ka kala yimid magaalooyinka Cadaado iyo Garoowe,

Labada dhinac ayaa kulankooda waxa uu uga furmaya Hotelka Five Star ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug halkaasi oo labada dhinac soo gaareen,

Arimaha ugu muhiimsan ee kulanka looga hadlayo waxaa kamid ah heshiis dhab ah oo laga gaaro xiisada ka taagan magaalada Gaalkacyo iyo Gobolka Mudug taasi oo saameyn ku yeelatay labada maamul iyo dadka shacabka,

Dhanka kale waxaa wararka sheegayaan in maamulka Galmudug uu dhankiisa halkaasi ku soo bandhigidoono rag dhawaan miiga gobolka Mudug ku dilay dad shacab ah sida mudug24 xogta ku helesyo,

Wixii ku soo kordha kulanka lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here