Home wararka Dalka Sawiro Layaab Kooxda Shabaab oo Suldaan u Caleemo Saaray iyagoo u Dhiibay...

Sawiro Layaab Kooxda Shabaab oo Suldaan u Caleemo Saaray iyagoo u Dhiibay Qori Ak47 ah…

0

Alshabaab ayaa caleema saartay Suldaanka beesha Xawaadle ee jubboyinka dagaamada ay iyagu haystaan.

Suldaanka ayaa la gudoonsiiyey Qori AK47 ah, dhiil caano ah iyo Kitaabka Quraanka Kariimka ah.

Suldaankan ayay Alshabaab sheegtay in uu beeshuiisa ku xukumi doono shareecada Islaamka, waxaana halkaa ka hadlay gudoomiyayaasha dagmooyinka iyo gobolda ugu magacaaban maamulka Alshabaab.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here