Home Wararka Maanta Shirkii Golaha Wadatashi Qaran oo ka Furmay Magaalada Muqdisho iyo Madaxweyne Qoor...

Shirkii Golaha Wadatashi Qaran oo ka Furmay Magaalada Muqdisho iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qayb gaalaaya(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

 

 

Shirka oo uu shir guddoominayo R’iisul Wasaaraha XFS mudnae Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalaya dhamaan madaxda Dowladaha Xubnaha ah DFS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Ad
Previous articleDowlada puntland oo ka Hadashay iscasilaadii Gudoomiyaha iyo gudoomiya Kuxiigeenka Doorashooyinka Puntland
Next articleAlshabab oo weerar Dad badan lagu Dilay Ku Qaaday Dalka Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here