Home wararka Dalka Dhageyso Gudoomiyaha Hobyo oo ka Hadlay Shabaabka u dhow magaalada Hobyo…

Dhageyso Gudoomiyaha Hobyo oo ka Hadlay Shabaabka u dhow magaalada Hobyo…

1
SHARE

Gudoomiyaha Hobyo ayaa ka hadlay Ciidan ka tirsan kuwa Shabaab oo u dhow magaalada Hobyo.

Cabdulaahi Cali Fatax ayaa ka waramey Halka ay marayaan kooxda shabaab ee la wareegtay Magaalo Xeebeedka Ceelguur.

Waxa uu sheegay in Maamul ahaan u diyaar garoobeen Kooxda shabaab isla markana iska dhicinayaan.

Halkan Hoose ka Dhageyso Wareysi lala yeeshay..

1 COMMENT

  1. ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE…ISIS ISNOT MUSLIMS & ISLAMIC,,,,,ALSHABABNA WAA LA MID KUWAAS ISNOT MUSLIMS,,(WAA QANDARAASLAYAAL BY CASH)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here