Home Wararka Maanta Ganacsade la dhashay Xildhibaan oo Caawa Lagu dilay Muqdisho

Ganacsade la dhashay Xildhibaan oo Caawa Lagu dilay Muqdisho

0

Allaha unaxariisto Cali Cabdiqaadir Muudey oo ahaa oo ahaa Ganacsade Ayaa Caawa Koox hubeysan ay Ku dishay Xaafada Macmacaanka Degmada dharkeynley ee Gobalka Banaadir.

Marxuumka la dilay Ayaa la dhashay Xildhibaan Xasan Cabdiqaadir Muudey oo ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabelle

Degmada Dharkeenley waxay ka mid tahay Goobaha ugu Amniga xun Caasimada, waxaana Shaqsiga la dilay uu ahaa Wiil dhalinyara ah oo Caan ah islamarkaana ahaa Ganacsade.

Kooxdii Dilka gaysatay Ayaa la Sheegay inuu Dagaal dhexmaray iyaga iyo Ciidamada Amaanka Soomaaliya oo Goobta ka ag dhawaa

 

 

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble oo Maanta Booqday Ciidamada Xooga ee la Dagaalamay Ahlusuna (Sawiro)
Next articleQaar ka mid ah Dowladaha Taageera Soomaaliya oo Shuruudo adag ku xiray DFS (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here